January 24, 2012 | Posted by admin

Duhur: Xisbigan Democratic Part Of Somalia (DPS) ayaa lagu aas aasay 2010 sanadkii la soo dhaafay waxaana gudoomiye ka ah General Maslax Mohamed Siad Barre oo Curadkii madaxweynihii Hore ee Soomaaliya General. Mohamed Siad barre (Allaha u naxariistee) Waxuuna Maslax ka dhawaajiyay inuu u taagan yahay doorashada hogaanka dalka Soomaaliya bisha August ee sanadkan 2012, waxaana xisbigan ku jira muwaadiniin Soomaaliyeed oo kala beelo ah.

Mahadcelin
Ibraahin Baafo

COMMENTS