January 11, 2017 | Posted by admin

baaralamanka-soi

Xildhibaanada Baarlamaanka soomaaliya ayaa Maanta Dooran doona Gudoomiyaha Baarlamaanka soomaaliya kaas oo bedeli doona Gudoomiyaha KMG ah oo xiligaan shir gudoominaya kulamada xildhibaanada.

ilaa iyo afar Musharax ayaa utaagan xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka soomaaliya waxaana Ka Mid ah Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo Ahaa Gudoomiyaha Baarlamaanka soomaaliya iyo Cabdi Rashiid Xidig oo ahaa asna Wasiir dowlaha Arimaha Gudaha Soomaaliya iyo Xubnaha kale.

Afarta Musharax uu xilkaan ku loo lamaya ayaa ka soo jeeda Deegaanada Konfur galbeed iyo Jubbaland.

Sadax ka mid ah waxa ay ka soo jeedaan Konfur galbeed halka Ruuxa afaraad uu ka soo jeedo Jubbaland.

La soco warkaan Goor dhaw.

Maxamed Daacad Muqdisho.

[email protected]

COMMENTS