August 7, 2017 | Posted by admin

Xildhibaanada somaaliya ayaa Maanta gudiga isgaarsiinta ee baarlamaanka soomaaliya ka dhagystay  akhrinta labaad ee sharciga isgaarsiinta dalka.

Kulanka gudoomiye ku xigeenka Kowaad ee baarlamaanka soomaaliya C weli shiikh ibraahim Muuday Xildhibaanada Baarlamaanka qaar kood ayaa aragtiya ka bixiyay sharciga isgaarsiinta dalka.

wasiirka isgaarsiinta ee soomaaliya Eng: cabdi shakuur xasan ayaa sheegay in qodobada Horyala baarlamaanka ay muhiim tahay Xildhibaanada ay ansixiyaan.

C weli shiikh ibraahim Muday Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Soomaaliya  ayaa sheegay  in Gudiga isgaarsiinta uu Sharciyada horyaala baarlamaanka uu juhdi iyo dadaal badan geliyay xildhibaanada looga baahan yahay in ay ansixiyaan.

COMMENTS