April 28, 2017 | Posted by admin

Qaraxa Miino ayaa Caawa Lala Eegtay Xildhibaan Cabdi Casiis oo ka mid ahaa Baarlamaanka soomaaliya.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ahaa Miini Dhulka Lagu Aasey.

Inta La Ogyahay Qaar Ka tirsan Ilaaladiisa Ayaa Dhintay Qaar Kalena Dhaawac Ayaa Soo Gaarey Waxaana Ka Badbaadey Xildhibaankii Qaraxa Lala Danlahaa .

Goobjoogayaal ku sugan Agagaarka Xaafada Carwada Ee Degmada Hodon ayaa inoo xaqeejiyay arintaasi.
Ma cada qasaaraha Soo gaaray xildhibaanka laakiin warar kale ayaa Tilmaamaya in dhaawac fudud uu soo gaaray

COMMENTS