May 15, 2017 | Posted by admin

Maanta waxaan dib u xusuusaneynaa doorkii waddaninimo iyo geesinimadii ay muujiyeen dhallinyaradii SYL oo halgan dheer u galay gobonimada Soomaaliya. Horumar kasta ee uu dalkeenna hiigsanayo, waxaa hormuud u ah dhallinyarada oo ah udub dhexaadka dowladnimada cusub ee Soomaaliyaa.Anigoo ku hadlaya magaceyga, waxan Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhallinyarada Soomaaliyeed maadaama maanta ay ku asteeysan tahay maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed, sidoo kale, waxaan ku dhiira-gelinayaa ka shaqeynta nabadda , dib u dhiska dalka iyo midnimada Ummadda Soomaaliyeed.

MADAX MADOOB AYUU MAAN KU HARAY.

Qoraalkaan aad arkaysaan Waxaa soo diray Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud.

Maxamed daacad Muqdisho.

[email protected].

COMMENTS