May 27, 2017 | Posted by admin

Ramadaan Kariim ayaan leeyahay dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed. Bishan waa bishii kheyrka, waa bisha ay ku jirto habeenka kheyrka badan ee Leylatul Qadriga. Waa bishii towbada, cafiska, sheydaanka oo la xiro, dadka oo naarta laga xorreeyo iyo kheyr kale oo farabadan.

Waxaana Ilaahay ka baryayaa in intaas oo dhan uu ina siiyo, fadliga bishan barakeysan ee Ramadaan awgeed’’.

Aan kaalmeeyno kuweena liita ee Muslimiinta ah ee soomaya ee aan waxba haysan oo aan wax ka siino waxa aan haysano, si uu Ilaahay inoogu naxariisto.

maxamed daacad Muqdisho.

[email protected].

COMMENTS