January 8, 2018 | Posted by admin

Taliyaha Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed Gen-Cabdi wali Jaamac Gorod oo shalay soo gaaray magalada Gaalkacyo ayaa manta galinkii dambe kormeer ku tagay saldhig ay ku sugan yihiin ciidamo ka tirsan xooga dalka soomaaliyeed kuwasi oo loogu tala galay xasilinta iyo amaanka gobolka mudug.

Kormeerka taliyaha ayaa waxaa ku wehlinayay sarkiisha ugu sareysa maxkmada ciidamada sida iyo taliyaha ciidamada 21aad oo mudooyinkii dambe howla shaqa u jooga magalada Gaalkacyo.

Taliyaha ayaa sheegaya in ciidamadani ay wax badan ka qaban doonan nabadda magalada Gaalkacyo isagoona ugu baaqay shacabka in ay la shaqeyaan laamaha amaanka

Halkaan Ka Daawo Sawirada.

FB_IMG_1515471837848 FB_IMG_1515471831733

COMMENTS