July 25, 2016 | Posted by daacad yare

Xariirka kubada cagta soomaaliya ayaa maanta war ka soo saaraya warar la isku qilaafsan yahay oo ku aadan in ciyaarooyada puntland ay ciyaarsiiyeen ciyaar yahan xulka soomaaliya horay ugu soo ciyaaray.

Madaxda xariirka soomaaliya ayaana sheegay in maanta go.aan kama dambees ah ay soo saarayaan oo ku aadan dooda ay qabaan shabeelaha dhaxe iyo puntland oo fiinaalka ugudubtay.

Hasa yeeshee dadka taxliiliya ciyaaraha ayaa sheegaya in xidiga khadka dhaxe ee puntland lambarka 5 aadna uwata Puntland ay ogoshahay in la safi karo ciyaar yahan soo ciyaaray wixii ka horeeyay 2010

Ciyaar yahankaan ayaa gobalka sool umetelaayay ciyaartooy horay loogu soo xulay qaranka soomaaliya.

COMMENTS