July 25, 2016 | Posted by daacad yare

Iyadoo maal mahaan ay soo baxayeen in ciyaartooyda xulka puntland ay soo safeen mid ka mid ah ciyaartooy usoo ciyaaray xulka qaranka puntland ayaa xariirka sh.dhaxe waxa ay sheegeen in ay ugud biyeen xariirka kubada cagta dalka soomaaliya.

Dr shariif oo ah gudoomiyaha xariirka kubada cagta shabeelaha dhaxe ayaa usheegay Radio Banadir in arimhaas ay uga andacoodeen xariirka soomaliya.

Waxa ayna sheegen in dhibcihii ay qaateen puntland kana qaateen shabeelaha dhaxe loo soo celiyo si ay uciyaaraan finaalka ciyaarooyda sh/dhaxe iyo Hiiraan.

Dhawaan ayay aheed markii ay ku har dameen garoonka kubada cagta banadir labada Koox Ee Ku ciyaarayay Magaca Puntland iyo Hiiraan iyo sh/dhaxe.

COMMENTS