January 27, 2014 | Posted by admin

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee todobaadkan waxaan ku eegeynaa tacadiyadii iyo xad gudubyadii xuquuqul insaanka ee sanadkii la soo dhaafay ka dhacay Somalia iyo waxa ay ka yirahdeen dadka u dhaq dhaqaaqa xuquuqda Aadanaha.

Barnaamijka Waxaa isagoo Jooga Magaalada New York ee dalkan Mareykanka marti ku ahaa Xassan Shire Sheekh oo Madax ka ah Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha ee Bariga Africa. Waxaana inta uu barnaamijka socdo su’aalo ku weydiin doona qaar ka mid ah dhageystayaasheena oo meelo kala duwan jooga.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ee qoraalkan ka dhageyso.

COMMENTS