May 25, 2017 | Posted by admin

Madaxwaynaha Soomaaliland axmed maxamed siilaayo ayaa cafis ufidiyay Weriye Cabdi maalik Coldoon.

Weriye Cabdi maalik Coldoon loo xiray Taageero oo ufidiyay Madaxwayne Farmaajo.

Bishii Febarayo ee sanadkaan ayaa lagu xiray Hargeysa Weriye Cabdi maalik Coldoon.

FB_IMG_1495717901183

COMMENTS