December 6, 2016 | Posted by admin

Doorasha aqalka Hoose ee Muqdisho ayaa waxa ay usoctaa si habsami leh waxaana lagu doortay Xubnaha Muhiim ah.

Kuraasta ilaa iyo Hada la dooratay waxaa ka mid ah Raysul wasaara ku xigeenka soomaaliya Maxamed Cumar carte oo lagu doorat Muqdisho kursigii ugu horeeyay.

Kursgii Labaad ee Beelaha gobolada Waqooyi  waxaa ku guuleystay Wasiirka Hore ee arimaha dibada Dalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale  Bayle oo helay codad gaaraya 48 cod.

COMMENTS