October 12, 2017 | Posted by admin

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Jen, Jimcaale Cirfiid ayaa is casilay, iyadoo Golaha Wasiirada ka guddoomay is casilaadiisa, waxaa ay Taliyaha Ciidamada xoogga dalka u magacaabeen Jen, Cabdi Jaamac Warsame Gorod

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa goor dhow isna is casilay, waxaa is casilaadiisa lagu sheegay mid shaqsi ah.

La soco Faah faahinta.

COMMENTS