October 7, 2017 | Posted by admin

Wasaarada Dastuurka ee Xukuumada Soomaaliya ayaa shaacisay in dib loo dhigay Shirka Dib loogu eegayo Arimaha Dastuurka.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Dastuurka ayaa lagu shaaciyay in dib loo dhigay laakiin Lama shaacin xiliga la qaban doono.

FB_IMG_1507397825915FB_IMG_1507397825915

COMMENTS