June 16, 2017 | Posted by admin

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Juxxa oo Maanta shir jaraa”id ku qabtay Muqdisho ayaa waxa uu baaq ka soo saartay dagaallada ka socda Hiiraan.

Wasiirka Arimaha Gudaha Dalka ayaa so jeediyay in ay Ka xun yihiin Dagaalka Ku soo laa laabtay Qaybo ka mid ah Gobalka Hiiraan.

“Waxaan ka Xunahay colooda udhaxaysa Dhinacyada walaalaha ah ee ku dagaalamaya Hirshabeelle, Waana in ay qaataan Nabada ayuu yiri wasiir juxxa oo saxaafada la hadlayay.

Sidoo kale waxa uu ugu baaqay dhinacyada halkaasi in ay kala dhax-galaan Dagaalka Beelaha walaalaha ee ku soo laa laabtay Xadka Labada Gobal hiiraan iyo Galgaduud.

Maxamed daacad Muqdisho.

[email protected]

COMMENTS