December 2, 2017 | Posted by admin

Wasiirka Wasaarada Amniga Dalka Mudane Maxamed Abuukar isloow Ducaale ayaa mar kale ku Celiyay Amarro Culus oo Horay ay Dowladu soo saartay.

Waxuu sheegay Wasiirku in aysan dhaqan gelin Amarradii ahaa in Madaxda Dowladu aysan Wadan Karin 4 Askari Ka badan, laakiin wili aysan Dhaqan Gelin.

” Waxaa Mar kale lagu Amray Madaxda Dowlada Soomaaliyeed in ay u dhaga Nuglaadaan Amarrada Madaxda Dowlada.

Si kastaba Ha ahaatee Amarkaan Mar kale lagu Celiyay oo ku aadan dhaqan Gelinta Amarrada Dowlada ayaa imaanaya, xili Horay Golaha Wasiirada Skomaaliya ay soo saareen Amarro Culus oo Quseeya Madaxda Dowlada.

COMMENTS