June 14, 2017 | Posted by admin

Wasaarada Amniga Soomaaliya ayaa Amarro Culus Dul dhigtay Xildhibaanada iyo Golaha Wasiirada Soomaaliya.

Amar ka soobaxay Wasaarada Amniga Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Looga Baahan yahay in Waqti kooban ay Hubka ay wadaan ay ku diiwaan geliyaan.

Diiwaangelinta-Illaalada-iyo-Hubkooda

COMMENTS