November 27, 2016 | Posted by admin

Warsaxaafadeed maanta ka soobaxay Madaxtooyada Galmudug ayaa waxaa looga dalbaday Gudiga Doorashooyinka Dadban ee soomaaliya in si deg deg ah uu cadaado uga baxyo wakiilka Gudiga Khilaafaadka ee Galmudug qaabilsan.

Warkaan oo ka soo baxay Xafiiska Madaxwaynaha Galmudug ayaa waxaa looga dalbaday Gudiga in wakiilka Laga bedelo.

Halkaan Hoose ka akhriso.

galmudug

COMMENTS