April 10, 2012 | Posted by admin
Ra’iisal Wasaarihii hore ee DKMG Max’ed C/llaahi Farmaajo wuxuu wareysigan uga hadlayaa heshiiska la sheegay inuu dhexmaray dowladda KMG iyo shirkadda Halliday Finch, xilliga kala guurka, dastuurka iyo khilaafka baarlamaanka Soomaaliya.
Waxaana waraystay madaxa idaacada VOA Abdirahman Yabarow
DHAGEYSO WARAYSIGA VOA R/WASAARIHII HORE EE SOOMAALIYA MUDANE FARMAAJO
NORTH AMERICA DUHUR MEDIA
MUKTAR KATIITOW
COMMENTS

All Posts
BBC 0400 GMT









