April 24, 2014 | Posted by admin

Warbaahinta dalkan Maraykanka iyo kuwa caalamka ayaa maalmihii u dambeeyay si weyn u hadal hayay, wiil 15 jir ah oo asal ahaan ka soo jeeda Somalia kuna nool dalkan Maraykanka oo ku dhuuntay diyaarad hoosteed taasi oo uu ka raacay gobolka California una socotay jasiiradda Hawaii.

Wiilkaasi ayaa magaciisa la yiraahdaa Yahye Abdi, waxaana aabaha dhalay wiilkaasi oo lagu magacaabo Cabdullaahi Yuusuf Cabdi uu uga warramay VOAda siday wax u dhaceen.

Waraysiga oo dhan ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

COMMENTS