January 16, 2013 | Posted by admin

Washington DC-.Warar Shabakada DUHUR.COM.ka soo garayo Hotelka WILLARD oo ku suganyahay Wafdiga madaxweynaha ayaa inoo xaqiijiyay in berrito oo Khamiis Mudane Hassan la kulmi doono President Obama iyo Sect Hillary Clinton,shirkaas oo ka dhici doono White House ka..

Si Official ah ayaa  Madaxwene Obama ugu dhawaaqi doona in Somalia ka baxdaydal  ku meel gaar, in kastoo addunyada inteeda kale aqoonsantahay in Somaliya ka baxday ku meel gaar noqotayna  wadan Dimoqoradi ah oo doortay Barlamaan iyo Madaxwyni cusub.

COMMENTS