September 14, 2017 | Posted by admin

Wajigii labaad Khudbadaha Musharixiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka  HirShabeelle ayaa Ka socota Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle.

Dhowr Musharrax ayaa Maanta la dhagaysan Doonaa Khudbadahooda Waxaana Maanta ku balansan 5 Musharax oo Kala ah.
1-Daahir Abdulle Cawaale
2-Maxamed Diroow Aruush
3-Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed)
4-C/raxmaan Cadow
5-C/naasir Shirwac.

Shalay ayaa la dhagaystay Khudbadaha dhowr Musharax  oo ka mid ah Musharaxiinta utaagan xilka Madaxtinimada Hirshabeelle.

COMMENTS