January 7, 2018 | Posted by admin

Wafdi Hordhac u ah Safarka Madaxweynaha Soomaaliya uu Ku tegayo Deegaanada Galmudug ayaa Maanta Gaaray Gaalkacayo.

Wafdigaan Waxaa Hogaaminaya Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed General Gorad.

Waxaa si Weyn Loogu soo dhaweeyay Magaalada Gaalkacayo Taliyaha CXD soomaaliyeed.

Halkaan Ka Daawo Sawirada.

COMMENTS