September 13, 2014 | Posted by admin

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga dowladda Soomaaliya,Mahad Mohamed Salad ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho,kaddib shirar uu uga soo qayb-galay Qaahira.

Waxaa uu wasiirku dalka Masar uga soo qayb-galay shirka Wasiiradda Arrimaha Dibadda Carbeed kulankiisii 142-aad.

Wasiirku waxaa uu ka jeediyay shirka khudbad uu kaga hadlay horumarka siyaasadeed iyo ammaan ee dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku dhaqaaqday , qorshaha hiigsiga cusub , doorashooyinka la filayo in dalka ay ka dhacaan sanadka 2016 , la dagaalanka argagaxisada iyo baahida dowladda u qabto taageero maaliyadeed .

Mudane Mahad Mohamed Salad oo shir jaraa’id ku qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sidoo kale sheegay in wadamada Xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta ay balan-qaadeen inay ka taageeri doonaan dowladda Soomaaliya dhanka maaliyadda , si gaar ah kabidda miizaaniyad sanadeedka dowladda u degsan ,waxa ayna bogaadiyeen howlgalada ammaanka lagu sugayo ee ka soconaya dalka .

Wasiir kuxigeenka waxa uu xusay in wadamada carabta ay garwaaqsadeen in dowladda Soomaaliya ay dhabarka ka jabisay argagaxisada muddo sideed sano ah oo xiriir ah oo ay dagaal adag kula jirtay , iyadoo aan ka helin beesha caalamka kaalma dhaqaale iyo mid milatari oo dhameystiran.
Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa sheegay in uu kulamo gaar gaar ah la kala yeeshay qaar ka mid ah Wasriirada arrimaha dibadda iyo ergada kale ee lagu cazuumay ka qeybgalka shirkaasi , isagoo caddeeyey in booqashadii hore loo qorsheeyay ee uu dalka ku imaan lahaa Xoghayaha guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Dr. Nabil Elaraby ay dib u dhacday .

Wasiir kuxigeenka waxa uu sheegay in bisha October ay dalka booqasho ku imaan doonaan Wasiiro iyo mas’uuliyiin sar sare oo carbeed , waxa ayna qeyb ka noqoneysaa dadaalada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ay ku xoojineysaa ka mira-dhalinta siyaasadeeda dibadda .

Wasiir kuxigeenka ayaa kahor inta aanu Shir jaraa’id qaban , waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay agaasimaha guud habmaamuuska qaranka Adv. Hersi Haji Olosow , Agaasimaha Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda iyo Tababarada Mudane Yusuf Alasow Mohamud , mas’uuliyiin sare oo Wasiiro ka ahaa Xukuumadihii KMG ahaa , qaar ka mid ah Madaxda hey’adaha dowladda iyo saraakiil kale oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga.
___

COMMENTS
  1. Great Basin Gold ist eine solide Kaufgelegenheit

  2. You’ll find some intriguing points in time in this article but I do not know if I see all of them center to heart. There’s some validity but I will take hold opinion until I appear into it further. Superb article , thanks and we want alot more! Added to FeedBurner as well
    air jordan basketball shoes

  3. You will find some fascinating points in time in this post but I do not know if I see all of them center to heart. There is certainly some validity but I will take hold opinion until I appear into it further. Fantastic write-up , thanks and we want even more! Added to FeedBurner too
    jordan retro v

  4. Love it! Thank you so much! Recommended seller! Perfect transaction!!

  5. Wonderful Post.thanks for share..even more wait ..
    jordan retro releases 2013

  6. air jordans said:

    An impressive share, I just given this onto a colleague who was doing a little analysis on this. And he the reality is purchased me breakfast mainly because I found it for him.. smile. So let me reword that: Thnx for the treat! But yeah Thnkx for spending the time to discuss this, I really feel strongly about it and enjoy reading additional on this topic. If probable, as you turn out to be expertise, would you mind updating your weblog with additional details? It’s highly useful for me. Big thumb up for this blog post!
    air jordans

  7. jordan shoes said:

    There is noticeably a bundle to understand about this. I assume you made specific nice points in features also.
    jordan shoes

  8. Fantastic Post.thanks for share..alot more wait ..
    shoes jordans

  9. buy fake birkin bags fake hermes scarf designs recognize rybubcl

  10. Youre so cool! I dont suppose Ive read something like this just before. So nice to acquire somebody with some original thoughts on this topic. realy thank you for beginning this up. this web page is something that’s needed on the internet, someone with a small originality. beneficial job for bringing some thing new to the web!
    [url=//www.modelexpo-online.com/airjordans.asp?key=michael-jordan-shoes-48]michael jordan shoes[/url]

  11. hermes outlet kl h bracelet replica indonesia axbgzkjqwl

  12. fake hermes ipad case hermes belt buckle fake idem oeanwynxyk

  13. buy hermes replica bags replicas hermes china patterns ydnsixtnda