February 10, 2018 | Posted by admin

Aw Maxamed Ibaahim waa 90 sano jir kuna nool magaalada Hargeysa ee caasimadda Soomaliland, ayaa Idaacadda Radio Hargeysa ka bartaa Tafsiirka Qur’aanka Kariimka, waxuu ka dhameeyay Barashada Tafsiirka Qur’aanka Radio Hargeysa.

Muddo dhan 15 sano ayuu ku bartay Tafsiirka, Waxuuna Ka dhagaysanayay Radio Yar.

Maalintii 10 jeer ayuu Ku cel celinayay Dhagaysiga idaacada, Waxuuna ugu Dambeyn ku guulaystay in uu dhamaystiro Barashada Tafsiirka Qur’aanka.
Maxamed daacad Muqdisho.
Mxuseen973@gmail.com
oday-1132x651

COMMENTS