I was recommended this website by way of my cousin. I’m no longer sure whether or not this post is written by him as no one else understand such specified about my trouble. You are amazing! Thank you!
Madaxweynayaasha Maamulada Jubbaland iyo Puntland ayaan ka qeybgalin soo dhoweynta madaxweynaha iyagoo ka maqan magaalada Dhuusamareeb.
Booqashada Madaxweyne Farmaajo ee Dhuusamareeb ayaa ka dambeeysay, kaddib markii Madaxda dowlad Goboleedyada todobaad ka hor ay shir ku yeesheen magaalada Dhuusamareeb ay ugu baaqeen Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha inay ka soo qeyb galaan shir looga arrinsanayo xal ka gaarista Doorashooyinka
Waa markii u horeysay ee Madaxda dowlad goboleedyada ay shir ugu yeeraan Madaxweyne xil haya, kaddib markii ay diideen shirkii Golaha Amniga Qaranka ee Muqdisho ka dhici lahaa 5-8 July.