April 2, 2012 | Posted by admin

Ceelasha Biyaha: Xsaan Daahir Aweys oo ka mid ah hogaamiyayaasha Al Shabaab ayaa si kulul u weeraray Al Al Shabaabka uu ka mid yahay.

Waxa uu uga digay in ay cabsi geliyaan shacabka Soomalaiyeed islamarkaana ay meesha ka saaraan in Shabaab keliyah uu ahaado dhaqdhaqaaq Islaami ah.

“Umada cabsida halaga daayo oo yaanan dilka lagu cabsi gelin” ayu yiri Xasan Daahir Aweys.

Xasan daahir Aweys oo ku sugan magaalada Marka islamarkaana shacabka magaalada la hadlayey ayaa sheegay in jab xoog leh dagaalada uu ka soo gaaray Al Shabaab isagoona tilmaamay in looga baahanyahay shacabka in ay is abaabulaan.

COMMENTS
  1. Isra said:

    aabaay aabe wali wax maa sii dhiman hadii dad la argagixiyo adi lee waaye Allaha ku abuurtay kacabso