November 9, 2017 | Posted by admin

Allaha unaxariistee waxaa xalay Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha Unaxariistee Taliyaha Ciidanka Taraafikada Wadooyinka Muqdisho.

Xalay saqdii dhaxe ayuu Muqdisho ku geeriyooday Taliye Cali Maxamed Cali oo ahaa Taliyaha Ciidanka Ilaalada Wadooyinka Muqdisho.

Waxaa La sheegayaa in Maal mahaan uu xanuunsanaa islamarkaana Xanuunkiisa Loo Qaaday Dalka Dibadiisa.

Hasa yeeshee Waxaa La sheegay in Xoogaa uu Caafimaad qabay,

Waxaana Lagu wadaa in Magaalada Muqdisho Aas Loogu Sameeyo Taliye Cali Maxamed Cali.

 

COMMENTS