July 26, 2016 | Posted by daacad yare

Taliyaha Ciidanka boliska soomaaliyeed maxamed shiikh xasan xaamud oo maanta dalka dib ugu soolaabtay ayaa la kulmay saraakiil ka socotay booliiska dalka Mareykanka oo dhowaanahan ku sugnaa dalka isla markaana u kuurgalayay xaaladda booliiska Soomaaliya.

Sareeya gaas maxamed shiikh xasan xaamud aya sheegay in ay kala wareegeen saanad ciidan oo loogu tala galay ciidamada boliska soomaaliyeed.

waan umahad celineenaa qaabka wanaagsan oo ay noo soo xasuusteen maraykanka ayuu yiri taliyaha boliska soomaaliya.

COMMENTS