September 5, 2012 | Posted by admin

Waxaan Hambalyo iyo farxad aan kala har laheen halkaan uga diraynaa Boqorka &  Boqorada, Arooska Iyo Aroosada oo kala ah: Boqorka Mohamed Abdulahi Shadoor iyo Boqorada Hawa-Lul Omar Dabaan oo Meherkooda ka Dhacay Magaalada Muqdisho.  Waxaan Leenahay kala hela Wiil iyo Caano, Gabar iyo Caano ..Aaamiin..Amiin..Aamiin

Sidoo kale waxaa Hambalyo iyo Bogaadin gaar ah diraya dhamaan madaxda iyo Shaqaalaha shabakada duhur.com waxaan leenahay Boqorka iyo Boqorada Mohamed Abdullahi Shadoor iyo Hawaluul Omar Dabaan noqda kuwii isku waara….Aaamiin …Aaamiin..Aaamiin.

  1. Abdulahi Mohamud Sheik iyo Marawadiisa Fahdi Ali Addow
  2. Muqtaar Ahmed Mohamud (Katiitow) Iyo Xaaskiisa Zamzam Moalim Hussein
  3. Ali Ahmed Juruq iyo Marwadiisa Shukri Abukar
  4. Bashiir Hassan Sheik iyo Marwadiisa Naciimo
  5. Saydi-Ali Elmi Rubac iyo Xaaskiiso Fardowza
  6. Abdulqadir Xabad Geedi iyo Xaaskiisa Fahmo Muxumad Jimcale
  7. Shamso Cali Jimcale
  8. Caasho Hassan Sheik iyo Saygeeda
  9. Cabaas Xabad Geedi iyo Xaaskiisa
  10. Aweys Xabad Geedi
  11. Muxumad Abdi Guutaale
  12. C/aziz Hassan Sheik (Turjac)
  13. Abdulkadir Haaji Elmi (Kacoow)
  14. Ali Ahmed Mohamud (Ali Dheere) iyo Marwadiisa Sacdiyo Hassan
  15. Shamso Ali Shaambi
  16. Saciid Hassan Sheik iyo Marwadisa Qaali M. Sheik
  17. Abdi Socdaal Fiidow iyo Marwadiisa
  18. Abdullahi Suudi Afrah iyo Marwadiisa

Waxaan hawada idiin soo marinaynaa heestii XILKAS naga gudooma Caruuska iyo caruusada Mohamed iyo Hawa-Luula.

North America Duhur Media
Muktar Katiitow

COMMENTS
  1. maryan said:

    hambalyo hambalyo waxaa halkaan hambalyo aan la soo koobi karin ka diraya dhaa maan reer xasan rooble shadoor waxeyna lee yahiin mohamed iyo xaawo kala hela ubad baari ah oo anfaca dalka diinta iyo dadka

  2. fartuun macalin said:

    hambalyo hambalyo maxamad iyo hawaluul waxan idin leeyahay isku waara oo wada waara wiilal iyo caano gabdho ciza sharaf leh caadilkey ha idin siiyo noqda lamaanayaashii lagu tusaalaysto ugu danbayntii guri farxad leh ku waara

  3. WALAALKAY SHADOOR MABRUUG GUUR WANAAGSAN ADIGAIYO MARWADAADA QAALIGA GABDHO BADAN IYO WIILAL BADAN AYAAN ILLAAH IDIINKA BARYAYAA

  4. waa wax farxad badan MABRUUG SHADOOR IYO NARWADIISA WIIL YA CAANO GABAR YA CAANO

  5. warfaaa said:

    hambalyo saxiibkay shadoor xaaskiisa qaaliga ahaa ilma wanaagsan alaha idinku deeqo

  6. kabakutukade said:

    Hambalyo Halbalyo dabaan iyo shadoor somuch funny wiilal iyo gabdho diintooda anfoco allaha idiinkalasiiyo Amiin Amiin

  7. hambalyo mahamed abdulahi rooble iyo xaaskiisa hawalul omar oo nikaaxooda ka dhacay muqdisho somalia waxaan ilaah uga baryeynaa arooskii lagu nasto owlaad qeyr qabtana ilaah ha idin kala siiyo aamiin wiil iyo caano gabaryo caano

  8. Your comment is awaiting moderation.
    WAAW WAAW MASHAA ALLAH,,,,,,,,,,,WAA LABA LAMAANAA..WAA LABA ISGUUR SADAY,,,WAA LABO IS DOOR TOO…WAA LABO LOOGU DAWGALAY,,,WAA LABO GOGOSHAY FIRAASHTEEN…WAA LABA WAALIDKOOD DOCADII HELAY…WAA LABADAAN SUGAYNEE..WAA LABA ILLAAH HANUUNIYAY…WAA LABA KA FIIR SADAY,,,WAA LABA GURIGEEY DHISAAYEEN ,,,QALAD IYO AAN QALOOC GALIN,,,EEBE HA NAGEEYO GUURKIIN,, IDNA MIRAHA GURATIIN, OO CARUUR AAD KU FARAXDIIN ISAGAA WAXBIXIYEE….GUULE DEEQ IDIIN SII..AMIIN AMIIN

    September 6, 2012 at 4:20 am

  9. WAAW WAAW MASHAA ALLAH,,,,,,,,,,,WAA LABA LAMAANAA..WAA LABA ISGUUR SADAY,,,WAA LABO IS DOOR TOO…WAA LABO LOOGU DAWGALAY,,,WAA LABO GOGOSHAY FIRAASHTEEN…WAA LABA WAALIDKOOD DOCADII HELAY…WAA LABADAAN SUGAYNEE..WAA LABA ILLAAH HANUUNIYAY…WAA LABA KA FIIR SADAY,,,WAA LABA GURIGEEY DHISAAYEEN ,,,QALAD IYO AAN QALOOC GALIN,,,EEBE HA NAGEEYO GUURKIIN,, IDNA MIRAHA GURATIIN, OO CARUUR AAD KU FARAXDIIN ISAGAA WAXBIXIYEE….GUULE DEEQ IDIIN SII..AMIIN AMIIN