January 15, 2014 | Posted by admin

ABDIFATAH IYO MAYMUUN

Waxaan Hambalyo iyo Tahniyad u diraynaa Arooska iyo Aroosada Cabdifitaax Cabdulaahi Rooble Shadoor iyo Maymuun Macalin Nuur Mohamed Siyaad oo ku aqal galay dalka Holland.

Waxaa Tahniyadan diraya:

  • Abdulaahi Maxamud Sheikh iyo Xaaskiisa Faxdi A. Cadow
  • Mohamed Cabdulaahi Rooble iyo xaaskiisa Luul Dabaan
  • Wariye Muqtar Katiitow iyo xaaskiisa Zamzam Macalin
  • Bashiir Hassan Sheikh iyo Xaaskiisa
  • Siid Ali Elmi iyo Xaaskiisa
  • Ali Jururuq iyo Xaaskiisa Shukri
  • C/Casiis Hassan Sheikh (Turjac)
  • Da’uud Elmi iyo Xaaskiisa
  • Aweys Maxamed Ali

Dhamaan Shabakada duhur.com iyo warbaahinta Qaranka SNTV waxaay hambalyo taa la mid ah u dirayaan Boqorka iyo Boqorada Abdifatah iyo Maymun waxaan leenahay noqda kuwii isku waara kalana hela wiil iyo caano, Gabar iyo Caano.. Aaamiin….Aaamiin…aammiin.

Waxaana  hawada idiin soo marinaynaa heestii cawo iyo ayaan iyo Fanaankii Abdiwahaab Booska naga gudooma.

NORTH AMERICA DUHUR MEDIA
MUKTAR KATIITOW

COMMENTS