April 5, 2012 | Posted by admin

ALLOW U NAXARIISO

Waxaa halkan tacsi tiiraanyo leh la qeybsaneynaa dhamaan ehelkii iyo asxaabti Soomaaliyeed xasuuqii loo geystay Madaxdii ugu Sareysay Sports-ka Soomaaliyeed marxuum Aadan Xaaji Yabarow Wiish iyo Saciid Mohamed Nur (Mukambe) iyo dhamaan intii la geeriyootay dhamaan inta dhaawaca ahna illaahy haka kiciyo …AAMIIN…AAMIIN..AAMIIN.

Waxaana Tacsida diraya dhamaan Jaaliyada Qurba Joogta North America:

  1. Nabadoon Hussein Jim’ale Cadde
  2. Abdullahi Alasow Assir
  3. Nabadoon Ali Hassan
  4. Dr. Mohamed Yusuf Afrah
  5. Dr. Isma’il Hussein Kulmiye
  6. Dr. Mire Ali Siyad
  7. Dr. Hassan Omar
  8. Dr. Xayle Ali Wardheere
  9. Abdi Ali Faroole
  10. Muktar Ahmed Mohamud (Katiitow)
  11. Fu’ad Hassan Mirre
  12. Mudane Qasaaro
  13. Dr. Daa’uud Ciid
  14. Daahir Siyaad Daameey
  15. Activist Abdullahi Ali Kirbaag
  16. Bashiir Haaji Iimaan
  17. Mustaf Jaamac Jayte
  18. Mohamed Hussein Sallah
  19. Omar Abukar Wiif
  20. Saciid Cilmi Guraad
  21. Abdiaziz Elmi Sheik
  22. Mohamed Abdullahi Gabayre
  23. Ahmed Ali Jim’ale
  24. Dr. Abukar Xaaji Iimaan
  25. Abdinastex Mohamud Sheik
  26. Omar Shacaf
  27. Abshir Abdullahi Allasow
  28. Ahmed Hassan Omar
  29. Abdulkadir Wehliye Duqow
  30. Dr. Abdi Abukar Rooble
  31. Daa’uud Hassan Ali (Caydiid)
  32. Salaad Muqtaar
  33. Macalim Ahmed Mohamud
  34. Ahmednur Elmi Sheik
  35. Osman Mohamud Nuur
  36. Abdirizak Mohamud Sheik
  37. Hawa Abdinur Mohamed
  38. Shamso Hussein Kulmiye
  39. Hawa Elmi Sheik

Waxaan Illahay Ka baryeenaa inuu Janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo..AAMIIN..AAMIIN..AAMIIN

Waxaa kaloo diraya tacsi diraya

  1. Dr. Islow Ahmed Islow
  2. Shukri Tooxow Mohamed
  3. Ahmed Mohamed (Shutul)
  4. Md. abdulle hassan nuuroow
  5. Eng. Abdukadir Omar Ahmed (Shig-Shigow)
  6. Dr. Xasan Cali Calasow
  7. Prof. Mukhtar Cabdi Calas
  8. Xildh. Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
  9. Dr. Cusmaan Mohamed Sheekh
  10. Sheekh Cali Xuseen ( Jaras)
  11. Dr. Mohamed Ali Noor
  12. Prof. Ali Jimale Ahmed
  13. Islaw Ali Abdulqadir faqay
  14. Yasiin Abuker Cariif
  15. salah sheekh ahmed jiis
  16. Prof. Noor Ali Ga’al
  17. Dr. Xasan Sabriye
  18. xaaji hassan nuuroow
  19. Dr. Ahmed Islaw Mohamoud
  20. Prof. Mohamud Muudey Hassan
  21. Haji Hussein Caadle
  22. macalin abdirahman
  23. Sheekh Moh’ud Sh. Abdi ( Roorow)
  24. dahabo hadaafow hussein
  25. madiino caraaye
  26. xaaji caraaye
  27. Muhudin Hassan Ali
  28. Mahad Daa’uud
  29. Musadiq Sheekh Saa’id
  30. abdulqaadir cumar ahmed
  31. Drs. Faduma Ahmed Barrahow
  32. muhudiin cali colow
  33. Seynab Ugaas
  34. Safiye Hassan Tifow
  35. daa’uud nuur cade.
  36. cabdulahi cali calasow
  37. xussein gaamiir
  38. ing. abdirhim nuur

iyo Maamulka Dugsiga Aden Adde ee
Magaalada Rochester MN.

Anagoo ku hadleyna magaca gabdhaha mudulood ee minnesota waxaan tacsi u diraynaa eheladii iyo asxaabti oy ka geeritoodeen. marxum, adan xaaji yabarow wiish iyo siciid max’d nuur mukambe. inta lageeriyootayna alaha unaxa riisto dhaawacama alaha caafiyo. aamin, aamin

1. nawaal max’d abdulle
2. Umulkheyr max’d abdulle
3. Magool max’d abdulle
4. Saynab sh. Ciise
5. Shukri Tooxow Mohamed
6. Caasho yabarow max’d
7. Dhoofo warsame max’ud
8. Xabiibo diinle
9. Fadumo ismaan
10. Faay abuukar nuur
11. Zeynab macalin fiiqow
12. Asli caraaye
13. Fartuun abuukar
14. Amino badmaceeye
15. Raxmo isaaq aadan
16. Farxiyo sh.cumar
17. Xaliimo max’ud
18. Shamso max’d nuur
19. Luul cal cade
20. Qaali cali jimcaale
21. Ruumi cabdi gare
22. Safiyo max’d rooble
23. Caasho max’d rooble
24. Caasho cuud
25. Farido max’d abdulle
26. Amino max’d soomali
27. Sahro max’d soomali
28. Juweriyo yassin
29. Adna yassin
30. Istar juuni
31. Falastin juuni
32. Farxiyo colow
33. Sahro muude
34. Qadro muude

Wabillaahi Towfiiq

Rochester, MN.

Inaa Lilaahi Wa inaa illaahay Raajucuun

COMMENTS
  1. Mohamed Ali Mire said:

    Igu tilmaan nin waalan ama nin aan caadi ahayn. Laakin waxaan idiin sheegayaa in maalmaha soo socda loo magacaabi doono booskii uu ka geeriyooday Wiish nin Daarood ah. Wiishna waa la dilay waana wax loogu talagalay waa shirqool la soo maleegay. Sidey ku dhici kartaa in naag isku soo xirtay bambo soo gasho meel uu imaanayo ra’iisul wasaaraha? hadana Saciid Qorsheel u fadhiga ka kaco daqiiqado ka hor inta aysan mashaqadu dhicin?.
    Yaa isiin karo jawaabtaas?

  2. anigoo ku hadlaayo magaca bahda spoortiga waxaa halkan tacsi uga dirayaa dhamaan ummadda soomaliyeed gaar ahaan qoyskii iyo eheldii ay ka kala geeriyoodeen alaaha u naxariistee
    AADAN HAGI YABAROW WIISH IYO
    SACIID MAHAMED NUUR MUGAANBE
    WAXAAN ALLAH U BARYAYAA INUU JADDII FARDOWSO UGU BISHAAREEYO
    AMIIN AMIIN