January 3, 2013 | Posted by admin

INAA LILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJUCUUN

Qaar ka mid ah qurbo joogta Soomaliyeed oo miisaan culus ku leh bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda iyo shaqsiyaad ku nool gudaha Soomaliyed, waxay Tacsi tiiraanyo leh u diraayaan Qoyskii, qaraabadii, asxaabtii, gaar ahaan Jaaliyada Soomaliyeed ee ku dhaqan carriga Ingiriiska U.K., iyaga oo uga tacsiyadeynaaya geeridii “Kediska” aheyd ee ku timid Marxuumad Safiya Maxamed Abuuker oo ku geeriyootay London, UK taariikhdu markey aheyd Diseember 29, 2012.

Waxaa Ilahay looga baryayaa in uu Marxuumada ka waraabiyo Janatul Fardowsa dhammaan ehelediidii, qoyskeedii, Asxaabteedii iyo shacabka Soomaliyeedna uu ka siiyo samir iyo iimaan. Aamiin, Aamiin, Amiin.

Waxaa Tacsi gaar ahaaneeda diraaya mas’uuliyiinta magacyadoodu hoos ka muuqdo oo kala ah:-

  1. Ex- R/W. Amb. Nuur Hassan Hussein (Nur Adde) iyo xaaskiisa
  2. Ex- R/W. Prof. Ali Mohamed Ghedi iyo Xaaskiisa
  3. Heer Sheikh Cabdi Cumar iyo Xertooda
  4. Heer Sheekh Muxudin Cali iyo Xertooda
  5. Heer Xaaji Koogaar
  6. Xeer Xaaji Juuni
  7. Xeer Xasan Shabis
  8. Ex. Xil. Xaji Max’uud Ghedi Aw Hilowle iyo Xaaskiisa
  9. Md. Cabdulle Xasaan Nuurrow iyo Xaasaskiisa
  10. heer Xaaji Xasaan Nuurrow
  11. Marwo Xaawo Abuuker Xasan iyo Carrurteeda
  12. C/qadir Abuker Xasan ( Una’Aravalo) iyo Xaaskiisa
  13. Eng. C/qadir Cumar Axmed ( Shig Shigow) iyo Xaaskiisa
  14. Sheekh Cabdullahi Moh’ed Xasan iyo Xaaskiisa
  15. Xaaji Axmed Xasan ( Aw Fuu) iyo Xaaskiisa
  16. Heer Maxamed Abuuker
  17. Heer C/rahman Maxamed Abuuker
  18. Aweys Yusuf Aw Cali Suuley iyo Xaaskiisa
  19. Heer Aw Xassan Dheere
  20. Madina Xasan Maxamed iyo Carruurteeda
  21. Maxamuud Maxamed Yusuf ( Gurrey) iyo Xaaskiisa
  22. Xalimo Cabdulle Cali iyo Carruurteeda
  23. Dahir Ibraahim Waasuge iyo Xaaskiisa
  24. Dr. Cabdi Maxamed Culusow iyo Carruurtiisa
  25. Xasan Cumar Gaab iyo Xaaskiise
  26. Cismaan Maxamed Sheekh iyo Xaaskiisa
  27. Heer Xaaji Careeye Hadaafow
  28. Xaajiyo Dahabo Hadaafow iyo Carruurteeda
  29. Heer Maxamuud M. Maxamuud ( M. Gerre)
  30. Heer Muudey
  31. Cali Nuur Roble ( Cali Quuste)
  32. Cabdifatax Cali Cabdi iyo Xaaskiisa
  33. Cabdi Yarrow iyo Carruurtiise
  34. Sahra Axmed Sheekhow iyo Carruurteeda
  35. Daa’uud Nuur Cadde iyo Xaaskiiisa
  36. Cabdullahi Xasan Macow ( Shido) iyo Xaaskiisa
  37. Saciid Maxamed Xasan iyo Xaaskiisa
  38. Wariye Xuseen Madoobe iyo Xaaskisa
  39. Wariye C/rahman Xudeyfi iyo Xaaskiisa Cusub
  40. Wariye Jabrill Maxamed Nuur iyo Xaaskiisa Mastaqbalka
  41. Wariye Maxamuud A. Xassan ( Xuurshe) iyo Xaaskiisa
  42. Wariye Maxamuud Xasan ( Adduunyo) iyo Xaaskiisa
  43. Wariye Mukhtar Axmed Maxamud (Katiitow) iyo Xaaskiisa
  44. Wariye C/rahman Warsheekh.com iyo Xaaskiisa
  45. Nabaddoon Dahir Siyaad Damey
  46. Axmed Cilmi Rubac iyo Xaaskiisa
  47. Cumar Sheekh Cali (Xaafuun)
  48. Macallim C/rahman Maxamuud iyo Xaaskiisa Mustaqbalka
  49. Dr. Cali Macallim Muuse iyo Xaaskiisa

Axmed Moh’ed Afrax (Shutul)
[email protected]
> > Naadiga Lasocodka Arrimaha Soomaliya

COMMENTS