April 25, 2013 | Posted by admin

DHAMAAN MAAMULKA IYO SHAQAALAHA SHABAKADA DUHUR, IYO DHAMAAN JAALIYADA KU NOOL ROCHESTER IYO TWIN CITY WAXAAN HALKAN TACSI UGA DIRAYNAA MARXUUMAD RAXMO KULMIYE FAGAAS OO KU GEERIYOOTAY DALKA KENYA.

WAXAANA LEENAHAY QOYSKEEDA, EHELADEEDA IYO ASXAABTEEDA SAMIR IYO IIMAAN ILLAHEY HA IDINKA SIIYO, MARXUUMADANA JANATUL FARDOWZA ILLAHAY HAKA WARAABIYO…..AAMIIN…AAMIIN…..AAMIIN.

WAXAA TACSIDAN DIRAYA:

  1. Ahmednuur Cilmi Sheikh Ahmed
  2. Hawa abdinur Abdulle
  3. Maxamed abdinuur abdulle
  4. Da’ud Abdinur Abdulle
  5. Saynab Abdinuur Abdulle
  6. Gen. Mohamud Mohamed Guled
  7. Sahro Cilmi Sheikh Ahmed
  8. Nabadoon Xaji Xuseen Jimcale Cadde
  9. Abdullahi Ali Kirbaag
  10. Dr. Mohamed Yusuf Afrah
  11. Cabdullahi Callasow Casir
  12. Mohamed Hussein Salah
  13. Nabadoon Abdullahi Ibrahin Casir (Caseer)
  14. Macalin Cali Hillowle Gacal
  15. Fu’aad Mire Ali
  16. Xildh. Xaaji Mohamoud Ghedi Aw Hilowle
  17. Abdinasteh Mohamud Sheikh
  18. Abdi-Aziz Elmi Sheikh
  19. Muktar Ahmed Mohamud (Katiitow)
  20. Dr. Osman Mohamed Sheikh
  21. Abdulle Hassan Nuurow
  22. Ahmed Haaji Osman (Askari)
  23. Sharaf Hussein Kulmiye
  24. Isma’il Hussein Kulmiye
  25. Sacdiyo Hassan Dalabeey
  26. Macallim Axmed Halane
  27. Daahir Siyaad Daamey
  28. Sakariya abdullahi Gacal
  29. Mas’uud Sheekh Caamir
  30. Gudoomiyaha Jaaliyada Shariif  Xayi iyo Bahda RSTVONLINE.com
  31. Bahda Somali Kulan TV
  32. Bahda Shabakada Duhur.com

ALLAH HA U NAXRIISTO MARXUUMAD Raxmo Kulmiye Fagaas NAXRIISTII JANO ALLAHA SIIYO.

QOYSKII IYO EHELADII AY KATAGTAYNA SAMIR IYO IIMAAN ALLAAH HA KA SIYO.

WAXAAN ILAAH KA BARYEEYNAA INUU U DAMBI DHAAFO MARXUUMADA INUU ILLAAH
JANATUL FARDOWSANA KA WARAABIYO –AAMIIN –AAMIIN –AAMIIN

BY: ABDI-AZIIZ ELMI IYO MUKTAR AHMED MOHAMUD

COMMENTS