February 8, 2014 | Posted by admin

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

WAXAAN HALKA TACSI UGA DIRAYNAA MADAXA TIFATIRAHA SHABAKADA DUHUR.COM MUQTAR AHMED MOHAMUD OO HABARYARTIIS KU GEERIYOOTAY MAGAALADA MUQDISHO MARXUUMAD ISNIINO SOCDAAL CILMI MAXAMED MAALIN.

WAXAAN ILAAHEEY UGA BARYEEYNAA IN MARXUUMADA JANADII FARDOWSA AHAY KA WARAABIYO DHAMAAN CARUURTEEDA, EHELKEEDA IYO QARAABADIINA SAMIR ALLAHA KA SIIYO AAMIIN…AAMIIN..AMIIN

WAXA TACSI DIRAYA ANAGOO KALA AH:

  1. Nabadoon Daahir Maxamed Cali Casir
  2. Nabadoon Xaji Xuseen Jimcale Cadde
  3. Nabadoon Abdullahi Cali Kirbaag
  4. Nabadoon C/Laahi Ibraahin Casir
  5. Nabadoon Naaji Muxyadin Sheikh
  6. Nabadoon Aadan Wardheere
  7. Nabadoon Cali Hassan
  8. Dr. Mohamed Yusuf Afrah
  9. Mohamed Ibrahim Cali (Mohamed Cajiib)
  10. Cabdullahi Calasow Casir
  11. Ahmed Cali Jimcaale
  12. Abdirizak Mohamud Sheik
  13. Ahmednuur Cilmi Sheikh Ahmed iyo Xaaskiisa
  14. Maxamed Xuseen Saalax iyo xaskisa Sahro Cilmi Sh. Ahmed
  15. Macalin Cali Hillowle Gacal
  16. Abdulkadir Wehliye Duqow
  17. Abdinasteh Mohamud Sheikh
  18. Abdi-Aziz Elmi Sheikh
  19. Ahmed Haaji Osman (Askari)
  20. Sharaf Hussein Kulmiye Afrah
  21. Isma’il Hussein Kulmiye Afrah
  22. Sacdiyo Hassan Dalabeey
  23. Gudoomiyaha Jaaliyada Shariif  Xayi iyo Bahda RSTVONLINE.com
  24. Bahda Somali Kulan TV
  25. Bahda Shabakada Duhur.com

ALLAHA U NAXRIISTO MARXUUMAD ISNIINO SOCDAAL CILMI NAXRIISTII JANO ALLAHA SIIYO.

QOYSKII, EHELADII IYO ASXAABTII AY KATAGTAYNA SAMIR IYO IIMAAN ALLAAH HA KA SIYO.

WAXAAN ILAAH KA BARYEEYNAA INUU U DAMBI DHAAFO MARXUUMADA INUU ILLAAH
JANATUL FARDOWSANA KA WARAABIYO –AAMIIN –AAMIIN –AAMIIN

BY: ABDI-AZIIZ ELMI

COMMENTS