July 7, 2014 | Posted by admin

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN: MA DHINTE WAA ILAAHAY.

WAXAA MAGAALADA MUQDISHO KU GEERIYOODAY MAANTA MARXUUM DR. AHMED HUSSEIN KULMIE AFRAH, MARXUUMKA AYAA IFKA UGA TAGAY 11 CARUUR AH UU DHALAY.

WAXAAN HALKAN TACSI UGA DIRAYNAA DHAMAAN REER HUSSEIN KULMIYE AFRAH IYO XAASKIISA IYO CARUURTII UU IFKA KAGA TAGAY MARXUUM DR. AHMED HUSSEIN KULMIYE AFRAH INUU ILLAAH SAMIR KA SIIYO, MARXUUMKANA JANADII ALLAHA KA WARAABIYO… AAMIIN …AAMIIN..AAMIIN

WAXAAN ILAAHEEY UGA BARYEEYNAA IN MARXUUM Dr. AHMED HUSSEIN KULMIYE AFRAH JANADII FARDOWSA AHAYD KA WARAABIYO DHAMAAN CARUURTIISA, EHELKIISAA IYO QARAABADIISA IN SAMIR ILLAAH KA SIIYO AAMIIN…AAMIIN..AMIIN

WAXA TACSI DIRAYA ANAGOO KALA AH:

  1. Nabadoon Daahir Maxamed Cali Casir
  2. Nabadoon Xaji Xuseen Jimcale Cadde
  3. Nabadoon Abdullahi Cali Kirbaag
  4. Nabadoon C/Laahi Ibraahin Casir
  5. Nabadoon Naaji Muxyadin Sheikh
  6. Nabadoon Aadan Wardheere
  7. Nabadoon Cali Hassan
  8. Dr. Mohamed Yusuf Afrah
  9. Mohamed Ibrahim Cali (Mohamed Cajiib)
  10. Cabdullahi Calasow Casir
  11. Ahmed Cali Jimcaale
  12. Cornell: Abdullahi Osobow Mohamud Ali
  13. Abdisatar Mohamed Ossobow
  14. Abdirizak Mohamud Sheik
  15. Ahmednuur Cilmi Sheikh Ahmed iyo Xaaskiisa
  16. Maxamed Xuseen Saalax
  17. Sahro Cilmi Sh. Ahmed
  18. Macalin Cali Hillowle Gacal
  19. Abdulkadir Wehliye Duqow
  20. Abdinasteh Mohamud Sheikh
  21. Abdi-Aziz Elmi Sheikh
  22. Ahmed Haaji Osman (Askari)
  23. Ali Ahmed Mohamud “Ali Dheere”
  24. Abdihakiin Abdulle Mohamud Guled
  25. Hassan Macalin Hussein iyo Xaaskiisa
  26. Zamzam Macalin Hussein
  27. Ruquyo Macalin Hussein
  28. Anab Mohamed Ahmed
  29. Sacdiyo Hassan Dalabeey
  30. Gudoomiyaha Jaaliyada Shariif  Xayi iyo Bahda RSTVONLINE.com
  31. Bahda Somali Kulan TV
  32. Bahda Shabakada Duhur.com

ALLAHA U NAXRIISTO MARXUUM: DR. AHMED HUSSEIN KULMIYE NAXRIISTII JANO ALLAHA SIIYO.

QOYSKII, EHELADII IYO ASXAABTII UU KATAGTAYNA SAMIR IYO IIMAAN ILLAAH HA KA SIYO.

WAXAAN ILAAH KA BARYEEYNAA INUU U DAMBI DHAAFO MARXUUMKA INUU ILLAAH

JANATUL FARDOWSANA KA WARAABIYO –AAMIIN –AAMIIN –AAMIIN

COMMENTS