January 5, 2013 | Posted by admin

INAA LILAAHI WA INAA ILEEYHI RAAJUCIIN

Waxaan tacsi u diraynaa dhamaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuum Cali Sheikh Axmed Caraay oo ku geeriyooday dhawaan magaalada Muqdisho. Waxaan leenahay ilaahay samir iyo iimaan ha idinka siiyo marxuum Cali Sheikh Axmed Caraay Janadii fardowsana allaha ka waraabiyo. aaamiin….Aaamiin..Aaamiin.

Sidoo kale dhamaan madaxda iyo shaqaalaha shabakada duhur.com waxay tacsi guud u dirayaan dhamaan qoyskii, asxaabtii iyo eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Cali Sheikh Axmed Caraay inuu ilaah samir ka siiyo, marxuumkana janadii fardowsa illaaheey ha ka waraabiyo Suaasha qiyaamana illaah ha u fududeeyo…Aaamiin…Aaamiin…Aamiin.

DUHUR NORTH AMERICA MEDIA

MUKTAR KATIITOW

COMMENTS
  1. Jamila said:

    Anigoo ah Jamila Cismaan Xaaji Waxaan halkan Tacsi iga dirayaa dhamaan eheladii uu ka geeriyooday Cali sheekh Axmed Caraay Gaar ahaan Gabadhiisa Canab Cali sheik oo aan ahayn saxiibo. Canab waxaan ku leeyahay Aabo alaha u naxariisto. Jana Fardowsana Allaha ka waraabiyo. Samir iyo iimaana Allaha idinka siiyo