December 8, 2012 | Posted by admin

Waxaan tacsi u direynaa Marxuum Ahmed Islaw Cumar oo ku geeriyooday dalka Holland inuu illaahay janadii fardowsa ka waraabiyo. Aamiin…Aamiin…Aamiin.

  1. Ahmed Islaw Mohamuud iyo Caruurtiisa
  2. Khadija Ahmed Islaw
  3. Asha , Ramla iyo Abdullaahi
  4. Abdullahi Ibrahim Casir
  5. Nabadoon Hussein Jimale Cadde
  6. Abdirisaaq Maxamuud Wehliye (Denmark)
  7. Prof. Nuur Ali Ga’al
  8. Enj Abdirahiim Mohamed Nuur
  9. Dr.Jumcaale Awaar
  10. Mohamed Warsame Dhoos
  11. Yaasiin Xabeeb
  12. Dr. Ali Hussein
  13. Sh.Abdullaahi Mohamed Hassan
  14. Nabadoon Ahmed Shutul
  15. Shekh Cumar Shiikha Naaji
  16. Abbaas Mahaadey Makaraan
  17. Cumaaraani Shekh Cali iyo Xaaskiisa Layla Shire Caddaawe
  18. Maria Mursal Muudey

waxaan si wadajir ugu tacsiyeyneynaa Saynab Ahmed Islaw Cumar iyo  dhamaan qoyska reer Ahmed Islaw Omar oo aabaheed ku geeriyowday Dalka Holland Ahmed Islaw Cumar, maalinta Taladada oo bishu ahayd 4ta Disember,2012. Waxaa kaloo u tacsiyeyneynaa Asli Abuukar Islaw Cumar. Waxaan illaahey ugu baryeyneynaa inuu Alle ka waraabsho Janada Fardowsa kana siiyo qoyskii oo uu ka geeriyowday Samir iyo Iimaan. Aamiin.

COMMENTS