October 23, 2012 | Posted by admin

inalilahi wainaa ilehi raajicuun waxaan tacsi u direynaa Marxuum Abukar Ali asir ilaahey ha unaxariisto janatul fardowsana alle haka waraabiyo Amiin Amiin ehelada iyo qaraabada dhamaantood samir iyo iimaan alle haka siiyo.

Dhamaan bahda shabakada duhur.com waxay tacsi u dirayaan dhamaan reer Casir Kabootooy in illaaheey samir iyo iimaan ka siiyo Marxuum Abukar Ali Assir qoyskii iyo ehelkii uu ka tagana samir iyo iimaan, marxuumkana illaaheey ha siiyo janatul Fardowza,,,Aaamiin…Aaamiin…Aaamiin.

COMMENTS
  1. abdalla said:

    INAA LI LAAHI WAA INAA ILEEHI RAA JICUUN ILAAHAY HA U NAXARIISTO ABUUKAR CALI CASIR ASNA JANADI FARDOWSA ILAAHAY HA GEEYO