March 22, 2013 | Posted by admin

Dhamaan madaxda iyo shaqaalaha shabakada duhur.com waxay tacsi u dirayaan qoyskii, eheladii, iyo asxaabtii uu ka geeriyooday marxuum Abdulle Osman Barrow (Abdulle Jid-Haye) waxaana lee nahay marxuumka illaaheey janatul fardowza hakaa waraabiyo qoyskiisa, eheladiisa, iyo asxaabtiisana illaahay samir iyo iimaan haka siiyoo….Aaamiin…Aaamiin…..Aammiin.

waxaa halkaan tacsi u dirayo reerihii oo ka geeriyooday Cabdulle Cusman barrow (kuna magac dheer cabdulle Jidhaye) oo ku geeriyooday wadankan Mareykanka, gobolka Arizona magaaladiisa Tuscan. dadka hoos ku qoran ayaa waxa ay tacsi u dirayaa xaasaskiisa iyo caruurtii oo dhan iyo dhmaan kharaabadii oo ka tegay kuwada nool dibada iyo gudaha dalka soomaliya , waxaana eebbe ugu baryayaan in eheladii oo ka tegay samar ka siiyo asigana jinnadii fardowsa  aamiin allaha inoo wada aqbalo.;

  1. Cali ciise iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
  2. Abukar Sidow Mayow xaaskiisa iyo caruurtiisa
  3. Ayub Abukar Sidow iyo xaaskiisa
  4. Maxamed xaaji Nuur, hooyadiisa, walaashiisa
  5. Dr. Jimcaale
  6. Dr. Jimcaale Abaar
  7. Axmedey Maxamed Cumar iyo caruurtiisa
  8. Cabdi caano iyo xaaskiisa
  9. cabdi cali Faroole iyo xaaskiisa
  10. Macalin Duulduule iyo xaaskiisa
  11. Cabdifataax cali iyo xaaskiisa
  12. C/kadir Asad iyo xaaskiisa
  13. Cabdi Yusuf iyo xaaskiisa
  14. C/kadir Maxmed Jiinow iyo xaaskiisa
  15. cabdiraxmaan Ciise iyo xaaskiisa
  16. Marian maxamed cali iyo odeygeeda
  17. Fadumo Nuur joodax iyo caruurteeda
  18. cali macalin Muuse
  19. Ibrahim Axmed laite iyo xaaskiisa
  20. Xassan Jarmal iyo xaaskiisa
  21. cabdullahi Tabliiq iyo xaaskiisa

dhamaan dadkani waxaa ay tacsi u dirayaan xaaskii oo ka tegay iyo caruurtii oo kuwada nool Mareykanka iyo soomalia, kenay, In Illaahey samir iyo iimaan ka siiyo marxuumkana janadii fardowaza ilaaheey haka waraabiyo..

cali ciise axmed

COMMENTS