June 23, 2014 | Posted by admin

Waxaa magaalada Muqdishu ku geeriyooday Abdikarim Mohamud Weheliye Baare.Waxaan Eebbe uga baryeena JANATUL FARDOWSAAAMIIN AAMIIN AAMIIN .

SAMIR IYO IIMAAN ALLAHA KA SIIYO EHLADII U KA TAGAY IYO DHAMAAN REER MOHAMUD WEHELIYE BAARE.

WAXAAN TACSI GAAR AH U DIREEYNAA

HALIMO MOHAMED BARRE IYO

ANAB MOHAMED BARRE IYO UBADKA U MARXUUMKU ADDUUNKA UGA TAGAY

WAXAANA LEENAHAY QOYSKIISA, EHELADIISA IYO ASXAABTIISA SAMIR IYO IIMAAN ILLAHEY HA IDINKA SIIYO, MARXUUMKANA JANATUL FARDOWZA ILLAHAY HAKA WARAABIYO…..AAMIIN…AAMIIN…..AAMIIN

WAXAA TACSIDAN DIRAYA:

  1. Nabadoon Xaji Xuseen Jimcale Cadde
  2. Mohamed Abdi Gacnacadde
  3. Abdirahman Abdi Gacnacadde.
  4. Abdi Mohamed Gedi
  5. Zeynab Mohamed Hassan
  6. Abdullahi Ali Kirbaag
  7. Dr. Mohamed Yusuf Afrah
  8. Cabdullahi Callasow Casir
  9. Mohamed Hussein Salah
  10. Nabadoon Abdullahi Ibrahin Casir (Caseer)
  11. Ali Abdinur Mohamed
  12. Hawo Abdinur Mohamed
  13. Daud Abdinur Mohamed
  14. Hawo Hassan Haji
  15. Mohamed Abdullahi Gabeyre
  16. Dayib Mohamud Sheikh.
  17. zeynab Haji Elmi
  18. Zahro Haji Elmi
  19. Macalin Cali Hillowle Gacal
  20. Abdirizak Mohamud Sheikh
  21. Abdinasteh Mohamud Sheikh
  22. Abdi-Aziz Haaji Elmi Rubac
  23. Muktar Ahmed Mohamud (Katiitow)
  24. Amino Mohamud Sheikh
  25. Abdulle Hassan Nuurow
  26. Ahmed Haaji Osman (Askari)
  27. Sharaf Hussein Kulmiye
  28. Isma’il Hussein Kulmiye
  29. Sacdiyo Hassan Dalabeey
  30. Macallim Axmed Halane
  31. Daahir Siyaad Daamey
  32. Sakariya abdullahi Gacal
  33. Mas’uud Sheekh Caamir
  34. Axmednuur Elmi Rubac
  35. Gudoomiyaha Jaaliyada Shariif  Xayi iyo Bahda RSTVONLINE.com
  36. Bahda Somali Kulan TV


ALLAH HA U NAXRIISTO MARXUUM Abdikarim Mohamud Weheliye Baare NAXRIISTII JANO ALLAHA SIIYO.

QOYSKII IYO EHELADII UU KATAGTAYNA SAMIR IYO IIMAAN ALLAAH HA KA SIYO.

WAXAAN ILAAH KA BARYEEYNAA INUU U DAMBI DHAAFO MARXUUMKA  –AAMIIN –AAMIIN –AAMIIN

BY: ABDI-AZIIZ ELMI RUBAC IYO MUKTAR AHMED MOHAMUD

COMMENTS