March 7, 2014 | Posted by admin

Waxaa Maanta magaalada Mogadishu ku Geeriyooday Marxuumad Hooyo Xaawo Xaji Cilmi Rooble (Kabad).

Waxaan Tacsi u direeyna Dr. Ahmed Ali Gadafey iyo Xildhibaan Abdullaahi Ali Gadafey oo aan leenahay Samir iyo Iimaan Alle ha idin ka siiyo Geeridii ku timid, Hooyadeen Marxuumad Xaawo xaji cilmi, iyadana waxaan Eebe uga baryeeyna JANATUL FARDOWSA…AAMIIN-AAMIIN-AAMIIN_

Waxaa Tacsidan dirayo.

  1. ALI HASSAN AHMED
  2. HUSSEIN JIMALE OSOBLE
  3. ABDULLAHI ALASOW ASIR
  4. ABDULLAHI ALI OMAR
  5. ALI HILOWLE GA’AL
  6. ABDULLAHI MOHAMUD GA’AL
  7. AHMED OSMAN HUSSEIN
  8. OSMAN MOHAMUD NUR
  9. AHMED ALI JIMALE
  10. ANAB MOHAMED AHMED IYO ODAYGEEDA
  11. Dr. ISMA’IL HUSSEIN KULMIE IYO XAASKIISA
  12. Dr. SHARAF HUSSEIN KULMIE IYO XAASKIISA
  13. HASSAN OMAR MOHAMED
  14. AHMED HASSAN OMAR
  15. ABDIALAS ABUKAR ROBLE
  16. SA’ID ELMI GURAD
  17. ISSE  MA’ALIN HASSAN.
  18. ABUKAR HASSAN FIDOW.
  19. BASHIR HAJI IMAN.
  20. ABDULKADIR ISAQ WEHELIYE.
  21. ALI MOHAMED GULED.
  22. MUKHTAR Ahmed Mohamud “KATITOW” iyo Xaaskiisa
  23. AHMEDNUR ELMI SHEIKH
  24. EYDARUS ELMI SHEIKH
  25. MOHAMED HUSSEIN SALAH.
  26. DAYIB MOHAMUD SHEIKH.
  27. AHMED OMAR SHEIKH.
  28. ALI OMAR SHEIKH..
  29. ABDINASTEH MOHAMUD SHEIKH.
  30. ABDIRIZAK MOHAMUD SHEIKH.
  31. ZEYNAB ELMI SHEIKH.
  32. HAWO ABDINUR MOHAMED.
  33. ZAHRO ELMI SHEIKH
  34. AMINO MOHAMUD SHEIKH.
  35. ISTAHIL MOHAMUD SHEIKH.
  36. BINTI HASSAN SHEIKH
  37. KHADRO ELMI SHEIKH.
  38. HALIMO SHIRE SHEIKH
  39. KAAHO SHIRE SHEIKH
  40. KHADAR MAXAMED MIRE IYO ODAYGEEDA

Dhamaan madaxda iyo shaqaalaha shabakada duhur.com waxaan leenahay ilaaheey samir iyo iimaan hanaga wada siiyo Janadii fardowzana haka waraabiyo Marxuumad Xaawo Xaaji Cilmi Rooble dhamaan qoyskeeda, asxaabteeda iyo ehelkeedaba samir allaha ka siiyo…..AAMIIN…AAMIIN…AAMIIN

NORTH AMERICA DUHUR MEDIA

COMMENTS