September 4, 2014 | Posted by admin

Maxamed Cabdirisaaq oo horay uga tirsanaa National Democratic Insititute, haatana madax ka ah ururka Somalia One ayaa ka hadlaya sida Maraykanku u taakuleynta hay’adda sharci-dejinta ee Somalia iyo haddii wax isbeddelaan ka dib markii ay dawladdu mid rasmi ah noqotay.

Maxamed Cabdirisaaq oo hadda madax u ah hay’adda Somali One oo ka shaqeysa arrimaha waxbarashada iyo bulshada ayaa VOA nagu soo booqday, kana hadlay waxqabadka hay’adiisa.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

COMMENTS