February 13, 2018 | Posted by admin

Madaxweynaha Soomaaliland ayaa Cafis u fidiyay Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Oomaar, kaasoo shalay dib ugu laabtay magaalada Hargeysa.

Oomaar ayaa Xilal kala Duwan ka soo qabtay Dowladii Madaxweyne Shiikh shariif Waxaan ka mid ah Wasiir arima Dibadeed, iyo Ra’isul Wasaare Ku Xigeen.

Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa cafis u fidiyay siyaasiyiin dhowr ah sida Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Somaliland Ismaaciil Hurre Buubaa, Cabdi Ismaaciil Samatar oo ka mid ahaa Musharaxiinta Madaweynaha ee isku soo sharaxay doorashadii sanadkii 2012.

COMMENTS