January 11, 2018 | Posted by admin

Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa Si Weyn ugu Diyaar garoobay soo dhaweynta Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqasho Ku Maraya Deegaanada Puntland, Waxaana Laga sugayaa in uu Galmudug soo gaaro.

Goobaha uu Booqanayo Waxaa Ka mid ah Galkacayo, Caadaado, Caabudwaaq , Guriceel Iyo dhuusamareeb.

Waa safar Culus Galmudugna Waxay Doonaysaa in ay Ka soo baxdo Karaan Keeda oo ay Madaxweynaha Si Weyn usoo dhaweyso.

COMMENTS