February 12, 2018 | Posted by admin

Siyaasiga Mucaaradka ah ee Hogaamiya Xisbiga Wadajir ayaa Soo dhaweeyay Go’aankii Shirka Golaha Amniga laga soo saaray.

Qoraal uu soo saaray Bartiisa Twetter-ka ayuu ku sheegay in loo baahan yahay in la dhaqan Geliyo Qodobada lagu Heshiiyay.

Halkaan Ka akhriso.

Waan soo dhowaynaynaa go’aanada ka soo baxday shirka Dawlada Federaalka ah iyo Goboladda. Waxaa muuqata in shaqadii dhabta ahayd laga hadlayo. Xukuumadu way ku amaanan tahay hawshaas. Waxaan sugnaa waa meelmarinta go’aanada taariikhaha ku mudaysan jadwalka hawlqabadka. https://t.co/coJCAEHJxU

COMMENTS