May 19, 2017 | Posted by admin

Shirkada Korontada BECO
oo Mushaar dhimis Sameesay iyadoona wada Shaqaala dhimis.

Shirkada BECO oo shaqaalaha ugu Badan Qaadatay 01/07/2015. ayaa Bishaan Sameeyay Qiima dhimis lacageed oo gaaraysa Labaatan iyo labo Boqolkiiba. 22%.

Ila ku dhaw Shirikada BECO ayaa inoo xaqeejiyay in shaqaala Dhimis la sameen rabo Oo Xafiis kasta lagu soo Reebi doono La Ruux oo kaliya.

Marka lagaaro 30/06/2017 ayaa waxaa dhacaya Dhamaan Kaararka shaqaalaha waxaana suurta Gal ah in qaar ka mid ah Shaqaalaha Shaqada laga joojiyo.

Shirkada BECO ayaa ka mid ah Shirkadaha Korontada Bixiya ee ka Howlgala Muqdisho waxaana lagu Tiriyaa Shirikaadka Bixiya Korontada kuwooda ugu Waa wayn oo ay Hormuud lee dahay.

COMMENTS