December 4, 2017 | Posted by admin

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka Furmaya Shirka Golaha Amniga Qaranka Kaas oo Looga Hadlayo Amniga Dalka.

Shirkaan oo si rasmi ah ufurayo Madaxwayne Farmaajo ufurayo ayaa Lagu qabanayaa Xerada Xalane ee AMISOM.

Waxaana Ka qay gelaya Madaxda Maamul Gobaleedyada, Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Dowlada, AMISOM, Iyo Beesha Caalamka.

” Waxaa Diirada Lagu saarayaa Amniga Dalka iyo sidii Loo qorsheen lahaa in Ciidamada dowlada Ay la wareegaan Amniga Dalka Si looga Maarmo Amisom.

Shirkaan oo Laba Maalin socon doona ayaa Lagu Wadaa in Laga soo saaro Warmuryiyadeed.

COMMENTS