December 17, 2013 | Posted by admin

Shir dhawaanahanba ay qabanqaabadiisa ka socotay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, oo la doonayo in looga arintsado sidii loo dhisi lahaa dowlad goboleed ay ku mideysanyihiin gobolada koonfur Galbeed Somalia, ayaa dib u dhacay.

Shirka shalay galab waxaa ku biiray ergay 40 xubnood gaareysa oo ka socota gobolka Gedo.

Siyaasiga Maxamud Sayid Aaden oo ka mid ah xubnaha hogaaminayay ergadaasi Gedo ayaa VOAda uga waramay Shirkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Wareysiga.

COMMENTS