October 23, 2014 | Posted by admin

Maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab ayaa lagu soo waramayaa ineey maanta tuulada Baraag Shadoor oo ka tirsan degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ka afduubteen laba nin oo odayaal ah, kuwaasoo aad looga yaqaano deegaankaasi.

Labada nin ee Shabaabku afduubteen ayaa magacyadoodu kala yihiin Cartan Rooroow iyo Maxamed Geesood, waxayna odayaashaasi ka mid ahaayeen waxgaradka ku dhaqan tuulada Shadoor oo ka tirsan degmada Ceeldheer.

Maleeshiyaadka afduubtay odayaashaasi ayaa la sheegay iney ula dhaqaaqeen dhanka tuulada Bargaan, lamana oga sababta rasmiga ah ee ka dambeeysay afduubka odayaashaasi.

Qaar ka mid ah dadka ku dhaqan tuulada Shadoor ayaa xaqiijiyay afduubka odayaashaasi, waxeyna muujiyeen sida ay uga xunyihiin falkaasi, iyagoo walaac ka muujiyay xaaladda dhibanayaashaasi la afduubtay.

Arrintan ayaa qeyb ka ah tacadiyada iyo gabood fallada ka dhanka bani’aadanimada oo ay maleeshiyaadka Shabaab u geeystaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee abriyada ah, kuwaas oo ku dhaqan meelaha ay weli dalka kaga harsanyihiin kooxda Shabaab.

COMMENTS
  1. hfcd said:

    Check our store.

  2. Just wanna not about several normal issues, It design will be best, the subject make a difference is rattling very good

  3. I simply wish to show you that I’m really raw to blogging and very much valued your webpage. Most likely I am prone to bookmark your post post . You certainly have superb article topic. Be Thankful For it for share-out with us your site write-up.

  4. kamagra gold said:

    Hello, i read your blog from time to time and i own a similar one and i was just wondering if you get a lot of spam remarks? If so how do you protect against it, any plugin or anything you can recommend? I get so much lately it’s driving me mad so any support is very much appreciated.

  5. zapraszam na swoja strone – ciekawostki z swiata IT 🙂

  6. It is actually nearly impossible to find well-qualified men or women on this content, however , you seem like you realize the things you’re writing on! Thanks A Lot

  7. Howdy! I’m at work browsing your blog from my new apple iphone! Just wanted to say I love reading through your blog and look forward to all your posts! Keep up the great work!